Qaamuuska Asalka
caraadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof dagaal ku guubaabin.
Erayo la-mid ah
caraacar1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meela…caraatamidld caraatan¹.caraatanKaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gab…caraatanKaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gaba…carab1. Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay. …carabaynld carabiyeyn.carabbaabba'Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay.carabbaabba'Qof caro haysay ka tirmid.

