Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caraacar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh. 2. Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.

Erayo la-mid ah

caraadiQof dagaal ku guubaabin.caraatamidld caraatan¹.caraatanKaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gab…caraatanKaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gaba…carab1. Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay. …carabaynld carabiyeyn.carabbaabba'Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay.carabbaabba'Qof caro haysay ka tirmid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms