Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

car

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!

Erayo la-mid ah

caraacar1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meela…caraadiQof dagaal ku guubaabin.caraatamidld caraatan¹.caraatanKaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gab…caraatanKaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gaba…carab1. Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay. …carabaynld carabiyeyn.carabbaabba'Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms