Qaamuuska Asalka
caddee
(-deeyay, -daysay)Falg2
Macnaha
1. Wax caddaan ka dhigid. 2. Arrin la qarinayey soo bandhigid. 3. Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
Erayo la-mid ah
caddaad1. ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; …caddaaladMaamul ku dhisan eex la'aan.caddaaladdarroFal ay eexi ku jirto.caddaaladxumoFal ay eexi ku jirto.caddaambuluugMidab buluug ah oo caddaan xigeen ah.caddaanld caddaansho.caddaan1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah:…caddaan-bibiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac …

