Qaamuuska Asalka
caddaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
Erayo la-mid ah
caddaad1. ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; …caddaaladMaamul ku dhisan eex la'aan.caddaaladdarroFal ay eexi ku jirto.caddaaladxumoFal ay eexi ku jirto.caddaambuluugMidab buluug ah oo caddaan xigeen ah.caddaan-bibiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac …caddaan-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac k…caddaan-bijoohaarDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac …

