Qaamuuska Asalka
caddaaladdarro
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Fal ay eexi ku jirto.
Erayo la-mid ah
caddaad1. ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; …caddaaladMaamul ku dhisan eex la'aan.caddaaladxumoFal ay eexi ku jirto.caddaambuluugMidab buluug ah oo caddaan xigeen ah.caddaan1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah:…caddaanld caddaansho.caddaan-bibiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac …caddaan-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac k…

