Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caddaan-bibiish

(-shyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad dhinacna shan dhibcood ku leh. ld biish-bicaddaan, caddaan-bibanji.

Erayo la-mid ah

caddaad1. ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; …caddaaladMaamul ku dhisan eex la'aan.caddaaladdarroFal ay eexi ku jirto.caddaaladxumoFal ay eexi ku jirto.caddaambuluugMidab buluug ah oo caddaan xigeen ah.caddaanld caddaansho.caddaan1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah:…caddaan-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac k…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms