Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caatow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.

Erayo la-mid ah

caataysan1. Wax caato ah ahaansho. 2. Wax dallan ahaansho.caataysii1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caate…caataysiinld caatayn, caataysiis.caataysnaanld caataysnaansho.caataysnaansho/dh ld caataysnaan.caatibawaaC. ah: caalwaa.caato1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta j…caatoobidld caatow¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms