Qaamuuska Asalka
caato
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay. 3. Hilib aan dux lahayn.
Erayo la-mid ah
caataysan1. Wax caato ah ahaansho. 2. Wax dallan ahaansho.caataysii1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caate…caataysiinld caatayn, caataysiis.caataysnaanld caataysnaansho.caataysnaansho/dh ld caataysnaan.caatibawaaC. ah: caalwaa.caatoobidld caatow¹.caatow1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
