Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caataysii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Macnaha

1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caatee.

Erayo la-mid ah

caataysan1. Wax caato ah ahaansho. 2. Wax dallan ahaansho.caataysiinld caatayn, caataysiis.caataysnaanld caataysnaansho.caataysnaansho/dh ld caataysnaan.caatibawaaC. ah: caalwaa.caato1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta j…caatoobidld caatow¹.caatow1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms