Qaamuuska Asalka
caataysnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld caataysnaan.
Erayo la-mid ah
caataysan1. Wax caato ah ahaansho. 2. Wax dallan ahaansho.caataysii1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caate…caataysiinld caatayn, caataysiis.caataysnaanld caataysnaansho.caatibawaaC. ah: caalwaa.caato1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta j…caatoobidld caatow¹.caatow1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.

