Qaamuuska Asalka
caabuqtire
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Walax laga helo noolayaasha yaryar gaar ahaan mooldiska, kuwaas oo baabi'iya ama joojiya koritaan noolayaal kale oo ilima-aragtay ah gaar ahaan bakteeriyada iyo fangiga cudurrada faafiya. Caabuq- tirayaasha caanka ah waxa ka mid ah: beenasaliin, istarabtumaysiin iyo tetrasay-kalin.
Erayo la-mid ah
caabbi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Adakayn, xajin. 2. Iska c.:…caabbinSummad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qul…caabbinIska caabbin cadow ama weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaad…caabbiriJaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta …caabbiye(fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna …caabbiyidld caabbi¹, caabbin, caabbis.caabidC. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld …caabidIlaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud².

