Qaamuuska Asalka
caabbiri
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Jaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta toddobaatan ilaa afar boqol jawaan.
Erayo la-mid ah
caabbi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Adakayn, xajin. 2. Iska c.:…caabbinSummad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qul…caabbinIska caabbin cadow ama weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaad…caabbiye(fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna …caabbiyidld caabbi¹, caabbin, caabbis.caabidC. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld …caabidIlaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud².caabididld caabudid.

