Qaamuuska Asalka
caabid
(-diin/-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud¹.
Erayo la-mid ah
caabbi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Adakayn, xajin. 2. Iska c.:…caabbinSummad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qul…caabbinIska caabbin cadow ama weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaad…caabbiriJaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta …caabbiye(fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna …caabbiyidld caabbi¹, caabbin, caabbis.caabididld caabudid.caabidnimoCaabid ahaansho. ld caabudnimo.

