Qaamuuska Asalka
caabbin
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Summad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qulqulka danabka ee dhexmaraya gudbiyaha. Sidaas awgeed, caabbi waa caabbirka hakinta qulqulka danabka. R = V/I taas oo V ay tahay keyd faraqa, I ay tahay qulqulka danabka. Caabbiga waxa lagu cabbiraa oom (omega).
Erayo la-mid ah
caabbi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Adakayn, xajin. 2. Iska c.:…caabbiriJaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta …caabbiye(fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna …caabbiyidld caabbi¹, caabbin, caabbis.caabidC. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld …caabidIlaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud².caabididld caabudid.caabidnimoCaabid ahaansho. ld caabudnimo.

