Qaamuuska Asalka
buunshabbixi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Badar si buunshaha looga saaro tumid.
Erayo la-mid ah
buunBocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dhee…buundo1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic…buuniB. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.buunshabbaxsanWax buunshe laga saaray ahaansho (badar).buunshabbaxsanaanld buunshabbaxsanaansho.buunshabbaxsanaansho/dh ld buunshabbaxsanaan.buunshabbixinld buunshabbixis.buunsheQolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld …

