Qaamuuska Asalka
buuni
(-iyo, m.dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
B. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.
Erayo la-mid ah
buunBocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dhee…buundo1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic…buunshabbaxsanWax buunshe laga saaray ahaansho (badar).buunshabbaxsanaanld buunshabbaxsanaansho.buunshabbaxsanaansho/dh ld buunshabbaxsanaan.buunshabbixiBadar si buunshaha looga saaro tumid.buunshabbixinld buunshabbixis.buunsheQolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld …

