Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buun

MagacLafdheeri

Macnaha

Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.

Erayo la-mid ah

buundo1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic…buuniB. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.buunshabbaxsanWax buunshe laga saaray ahaansho (badar).buunshabbaxsanaanld buunshabbaxsanaansho.buunshabbaxsanaansho/dh ld buunshabbaxsanaan.buunshabbixiBadar si buunshaha looga saaro tumid.buunshabbixinld buunshabbixis.buunsheQolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms