Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buundo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic, darajo. ld buunto.

Erayo la-mid ah

buunBocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dhee…buuniB. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.buunshabbaxsanWax buunshe laga saaray ahaansho (badar).buunshabbaxsanaanld buunshabbaxsanaansho.buunshabbaxsanaansho/dh ld buunshabbaxsanaan.buunshabbixiBadar si buunshaha looga saaro tumid.buunshabbixinld buunshabbixis.buunsheQolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms