Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

burshintuur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo. 2. ld burshintuurid.

Erayo la-mid ah

bursaliidBur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.bursashold bursad, bursi.bursaynXabbado badan oo hal mar dad badani ridaan.burshaanBuur yar; kood.burshin1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb q…burshintuuridld burshintuur¹, bushintuur¹, bushintuurid.bursiinoSed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.burso1. Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho. 2. Wax cay…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms