Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bursayn

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xabbado badan oo hal mar dad badani ridaan.

Erayo la-mid ah

bursaliidBur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.bursashold bursad, bursi.burshaanBuur yar; kood.burshin1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb q…burshintuur1. Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu s…burshintuurJeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu soco…burshintuuridld burshintuur¹, bushintuur¹, bushintuurid.bursiinoSed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms