Qaamuuska Asalka
burshaan
MagacLafdheeri
Macnaha
Buur yar; kood.
Erayo la-mid ah
bursaliidBur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.bursashold bursad, bursi.bursaynXabbado badan oo hal mar dad badani ridaan.burshin1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb q…burshintuur1. Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu s…burshintuurJeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu soco…burshintuuridld burshintuur¹, bushintuur¹, bushintuurid.bursiinoSed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.

