Qaamuuska Asalka
burshin
(-imo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta. 2. Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
Erayo la-mid ah
bursaliidBur la rifaaqay oo saliid lagu dubay. ld bursariir.bursashold bursad, bursi.bursaynXabbado badan oo hal mar dad badani ridaan.burshaanBuur yar; kood.burshintuur1. Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu s…burshintuurJeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu soco…burshintuuridld burshintuur¹, bushintuur¹, bushintuurid.bursiinoSed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.

