Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bulaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax bul loo yeelay ahaansho.

Erayo la-mid ah

bulaal1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tay…bulaaliNafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo…bulaalidld bulaal¹.bulaamidld bulaan¹.bulaan1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar …bulaanDad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugn…bulanUl qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.bulayMayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms