Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bulaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.

Erayo la-mid ah

bulaal1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tay…bulaaliNafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo…bulaalidld bulaal¹.bulaamidld bulaan¹.bulanUl qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.bulayMayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.bulaysanWax bul loo yeelay ahaansho.bulaysnaanld bulaysnaansho.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms