Qaamuuska Asalka
bulan
(-lmay, -lantay; -lmi)Falmg1
Macnaha
Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
Erayo la-mid ah
bulaal1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tay…bulaaliNafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo…bulaalidld bulaal¹.bulaamidld bulaan¹.bulaan1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar …bulaanDad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugn…bulayMayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.bulaysanWax bul loo yeelay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
