Qaamuuska Asalka
bulaal
(-aalay, -aashay)Falmg1
Macnaha
1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.
Erayo la-mid ah
bulaaliNafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo…bulaalidld bulaal¹.bulaamidld bulaan¹.bulaan1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar …bulaanDad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugn…bulanUl qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.bulayMayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.bulaysanWax bul loo yeelay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
