Qaamuuska Asalka
bootin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.
Erayo la-mid ah
bootaan1. Bus; habaas. 2. Meesha buska leh.bootaynld bootays.booteeU b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.booti1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax ka…bootimaaleTartan lagu tartamo bootin.bootimaaleysashold bootimaaleysad, bootimaaleysi.bootimaaleysoTartan bootin ah ka qeybqaadasho.bootis(1).

