Qaamuuska Asalka
bootee
(-teeyay, -taysay)Falmg2
Macnaha
U b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.
Erayo la-mid ah
bootaan1. Bus; habaas. 2. Meesha buska leh.bootaynld bootays.booti1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax ka…bootimaaleTartan lagu tartamo bootin.bootimaaleysashold bootimaaleysad, bootimaaleysi.bootimaaleysoTartan bootin ah ka qeybqaadasho.bootinld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.bootis(1).

