Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bootimaaleyso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

Tartan bootin ah ka qeybqaadasho.

Erayo la-mid ah

bootaan1. Bus; habaas. 2. Meesha buska leh.bootaynld bootays.booteeU b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.booti1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax ka…bootimaaleTartan lagu tartamo bootin.bootimaaleysashold bootimaaleysad, bootimaaleysi.bootinld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.bootis(1).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms