Qaamuuska Asalka
booti
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.
Erayo la-mid ah
bootaan1. Bus; habaas. 2. Meesha buska leh.bootaynld bootays.booteeU b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.bootimaaleTartan lagu tartamo bootin.bootimaaleysashold bootimaaleysad, bootimaaleysi.bootimaaleysoTartan bootin ah ka qeybqaadasho.bootinld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.bootis(1).

