Qaamuuska Asalka
boorayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
(dii.) Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.
Erayo la-mid ah
boor1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. …boor1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir i…boor-kamakacdoHaween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.booraanGod hoos u dheer oo af dhuuban leh.booraandawacoGod dawaco.booran1. Wax la booray ahaansho (sac). 2. Wax qalloocan ahaansho (…booraneDuulal la rumaysan yahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu da…booranjiNooc dharka midabka leh ka mid ah.

