Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

booran

(-rnaa, -rnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax la booray ahaansho (sac). 2. Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).

Erayo la-mid ah

boor1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. …boor1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir i…boor-kamakacdoHaween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.booraanGod hoos u dheer oo af dhuuban leh.booraandawacoGod dawaco.booraneDuulal la rumaysan yahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu da…booranjiNooc dharka midabka leh ka mid ah.booraynld boodayn.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms