Qaamuuska Asalka
boorane
MagacLafdheeri
Macnaha
Duulal la rumaysan yahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo ciyaaro, xoolo la qalo iyo udug.
Erayo la-mid ah
boor1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. …boor1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir i…boor-kamakacdoHaween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.booraanGod hoos u dheer oo af dhuuban leh.booraandawacoGod dawaco.booran1. Wax la booray ahaansho (sac). 2. Wax qalloocan ahaansho (…booranjiNooc dharka midabka leh ka mid ah.booraynld boodayn.

