Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boor

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. 2. B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.

Erayo la-mid ah

boor-kamakacdoHaween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.booraanGod hoos u dheer oo af dhuuban leh.booraandawacoGod dawaco.booran1. Wax la booray ahaansho (sac). 2. Wax qalloocan ahaansho (…booraneDuulal la rumaysan yahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu da…booranjiNooc dharka midabka leh ka mid ah.booraynld boodayn.booraysashold booraysad, booraysi.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms