Erayo la-mid ah
boholJeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.boholaddumiU b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeed…boholadduminld boholaddumis.boholatusU b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.boholatusidld boholatus¹.boholyow1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa arag…boholyowU b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho…bohonOrgi wan iwm oo aan wax boodi karin.

