Qaamuuska Asalka
boholyow
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.
Erayo la-mid ah
boholJeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.boholaddumiU b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeed…boholadduminld boholaddumis.boholatusU b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.boholatusidld boholatus¹.bohonOrgi wan iwm oo aan wax boodi karin.bohonnimoBohon ahaansho.

