Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bohol

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Jeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.

Erayo la-mid ah

boholaddumiU b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeed…boholadduminld boholaddumis.boholatusU b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.boholatusidld boholatus¹.boholyow1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa arag…boholyowU b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho…bohonOrgi wan iwm oo aan wax boodi karin.bohonnimoBohon ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms