Qaamuuska Asalka
boholaddumi
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus².
Erayo la-mid ah
boholJeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.boholadduminld boholaddumis.boholatusU b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.boholatusidld boholatus¹.boholyow1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa arag…boholyowU b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho…bohonOrgi wan iwm oo aan wax boodi karin.bohonnimoBohon ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
