Qaamuuska Asalka
beenin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld beenayn.
Erayo la-mid ah
beenWar aan run ahayn.beenaaleNin been badan, beenlow.beenaaleyDheddig been badan (qof); beenley.beenaynld beenin.beendabaadBeenlow; beenley. ld beendadaab.beendhureQof been badan fidiya.beeneeHadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.beenguurGuuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka ka…

