Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beenguur

MagacLafdheeri

Macnaha

Guuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka kale loo khiyaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).

Erayo la-mid ah

beenWar aan run ahayn.beenaaleNin been badan, beenlow.beenaaleyDheddig been badan (qof); beenley.beenaynld beenin.beendabaadBeenlow; beenley. ld beendadaab.beendhureQof been badan fidiya.beeneeHadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.beenguuridld beenguuris.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms