Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beendhure

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof been badan fidiya.

Erayo la-mid ah

beenWar aan run ahayn.beenaaleNin been badan, beenlow.beenaaleyDheddig been badan (qof); beenley.beenaynld beenin.beendabaadBeenlow; beenley. ld beendadaab.beeneeHadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.beenguurGod aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo kha…beenguurGuuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka ka…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms