Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beenaale

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin been badan, beenlow.

Erayo la-mid ah

beenWar aan run ahayn.beenaaleyDheddig been badan (qof); beenley.beenaynld beenin.beendabaadBeenlow; beenley. ld beendadaab.beendhureQof been badan fidiya.beeneeHadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.beenguurGod aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo kha…beenguurGuuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka ka…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms