Qaamuuska Asalka
beegso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Qof qiimo ama dhaqaale dheeraad ah leh isla simid.
Erayo la-mid ah
beeg1. ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, tim…beeg1. Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid. 2. Ku b.: wax, wax…beegaal-heerkul-cadaadis-(B.H.C.)(B.H.C.) Beegalka heerkulka iyo cadaadiska oo hore loo odhan…beegan1. Wax la beegay noqosho. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosan …beegan1. Wax la beegay ahaansho. 2. Wax la buuxshay ahaansho. 3. K…beegidld beeg¹ (2). beegmid m.f.dh eeg beegan¹.beegmo1. Isla simid; iswaafaqid. 2. ld beeg1 (1).beegnaanld beegnaansho.

