Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beegmo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Isla simid; iswaafaqid. 2. ld beeg1 (1).

Erayo la-mid ah

beeg1. ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, tim…beeg1. Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid. 2. Ku b.: wax, wax…beegaal-heerkul-cadaadis-(B.H.C.)(B.H.C.) Beegalka heerkulka iyo cadaadiska oo hore loo odhan…beegan1. Wax la beegay noqosho. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosan …beegan1. Wax la beegay ahaansho. 2. Wax la buuxshay ahaansho. 3. K…beegidld beeg¹ (2). beegmid m.f.dh eeg beegan¹.beegnaanld beegnaansho.beegnaansho/dh ld beegnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms