Qaamuuska Asalka
beeg
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, timirta iwm cabbirkooda. 2. ld beegid.
Erayo la-mid ah
beegaal-heerkul-cadaadis-(B.H.C.)(B.H.C.) Beegalka heerkulka iyo cadaadiska oo hore loo odhanā¦beegan1. Wax la beegay noqosho. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosan ā¦beegan1. Wax la beegay ahaansho. 2. Wax la buuxshay ahaansho. 3. Kā¦beegidld beeg¹ (2). beegmid m.f.dh eeg beegan¹.beegmo1. Isla simid; iswaafaqid. 2. ld beeg1 (1).beegnaanld beegnaansho.beegnaansho/dh ld beegnaan.beegoSuus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.

