Qaamuuska Asalka
beegaal-heerkul-cadaadis-(B.H.C.)
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
(B.H.C.) Beegalka heerkulka iyo cadaadiska oo hore loo odhan jirey heerkulka iyo cadaadiska caadiga ah, waa xaaladda beegaal ee loo adeegsado furfurista xisaabeed ee xaddiyada isla beddela heerkulka iyo cadaadiska, marka la is barbar dhigayo astaamaha neefaha. Xaaladdaasi waa marka heerkulka yahay (273.15 K ama 0øC) iyo cadaadis (760 mm Meerkuri ah).
Erayo la-mid ah
beeg1. ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, tim…beeg1. Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid. 2. Ku b.: wax, wax…beegan1. Wax la beegay noqosho. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosan …beegan1. Wax la beegay ahaansho. 2. Wax la buuxshay ahaansho. 3. K…beegidld beeg¹ (2). beegmid m.f.dh eeg beegan¹.beegmo1. Isla simid; iswaafaqid. 2. ld beeg1 (1).beegnaanld beegnaansho.beegnaansho/dh ld beegnaan.

