Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baanise

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld baane.

Erayo la-mid ah

baanKoox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.baanHadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.baanCunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.baandhaynld baandhays (2), baandho.baandhays1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn…baandheeTurub, baandho ku samayn.baandhoIsku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.baane1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms