Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baandhays

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn.

Erayo la-mid ah

baanKoox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.baanHadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.baanCunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.baandhaynld baandhays (2), baandho.baandheeTurub, baandho ku samayn.baandhoIsku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.baane1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu …baangadQalab gadaal ku leh daab la qabsado oo ka samaysan bir dheer…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms