Qaamuuska Asalka
baandhayn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld baandhays (2), baandho.
Erayo la-mid ah
baanKoox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.baanHadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.baanCunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.baandhays1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn…baandheeTurub, baandho ku samayn.baandhoIsku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.baane1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu …baangadQalab gadaal ku leh daab la qabsado oo ka samaysan bir dheer…

